War deg deg ah

Magaalada kismaanyo waxaa maanta ka dhacay qarax ismiidaamin dad badan galaafatay oo hotel tawakal ka dhacday waxaana dad goob joog ahi sheegen in dhimasho iyo dhaawacba jiro waxaana hotelka gudaha ugalay kooxdii qaraxa geysatay

Wixii warar dabe kasoo cusboonaada dib ayaan idinku soo daabici doonaa



One response to “War deg deg ah”

Leave a comment

Blog at WordPress.com.

Design a site like this with WordPress.com
Get started